Al-Shabaab oo War ka soo saartay Khasaaraha weerarkii xerada ciidanka Gorgor

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey kaasoo shalay lagu qaaday xero ciidanka kumandoska Gorgor ku leeyihiin degaanka Kala beyr ee gobolka Hiiraan War ay soo saartay Al-shabaab ayey ku sheegtay in howlgalkan uu ahaa mid qorsheysan oo lagu beegsaday ciidamo duullaan ku ahaa ku dhaqanka shareecada … Continue reading Al-Shabaab oo War ka soo saartay Khasaaraha weerarkii xerada ciidanka Gorgor